las qoray.city

home     Contact Us     history     tahniyad     tacsi     sanaag     xayeesiin     sawiro     warark      

Columbus ohio Waxaa halkan tahniyad iyo bogaadin balaaran uga diraya lamaanaha Mudane:-jamac yusuf xaaji cabdi iyo Murwo :- luul maxamed maxamuud oo meherkoodu ka dhacay magaalada  ceergaabo ee gobol ka sanaag


 

  

magacyada dadka

 
Aamina jamac cade iyo caruurteeda oo kala ha

Amaal cali yuusuf
Maxamed cali yuusuf
Asma cali yuusuf
Ayaan cali yuusuf
Afraax cali yuusuf ,
k
oos mahdi ducaale
xaawo aadan jibriil
caasha aadan jibriil
muna  axmed xaaji cabdi
maxamed axmed xaaji cabdi
maxamuud axmed xaaji cabdio
sacdiyo yusuf xaaji cabdi
maxamed jamac cade
siciid jamac  cade
shamis jamac cade
cabdiqani maxamed saalax
caawiye jamac cabdi shire
faarax cabdi cali qodax
Khadar  farah warsame( guure)
Mustafe  abdirashiid cali garaad
Maxamuud rashiid cali garaad Taftiraha web ka www.allmaakhir.com

Waxay dhamaan ilaahay uga baryayaan lamaanahan cusub in ay noqdaan kuwo isku nagaada, ubad kheyr qabana kala hela, Aaamin Aamin Aaaamiin...


Bahda  allmaakhir.com  ayaa hambalyo taas la mid ah hawada u marinayaan meherka labada kal ah jamac iyo luul Noqdana Kuwii kala hela Wiil iyo Caano Gabadh iyo caano Aaamiin.

 
 

              Ahmed   iyo  Faadumo

 

                       

Columbus ohio Waxaa halkan tahniyad iyo bogaadin balaaran uga diraya lamaanaha Mudane:- Ahmed abdi farah iyo Murwo :- Faadumo  cabdi mire oo meherkoodu ka dhacay magaalada  ceergaabo ee gobol ka sanaag taariikhdu markay ahayd 9/30/09


 

 

 

 

 

 magacyada dadka

 

Muuse abdi  farah   (wataama)
Cumar ducaale ali qaayib
Maarshaal mohamed adan
Amiin cabdiraxmaan  siciid   (galaydh)
Mohamed abdi asiis ali bair iyo xaaskiisa
Maxamud rashiid cali garaad Taftiraha web ka www.allmaakhir.com
Calishire  abdirashiid cali garaad
Cabdifataax abdirashiid cali garaad
Mustafe  abdirashiid cali garaad
Ahmed   abdirashiid cali garaad
Mohamed mohamud  ali biin (Shaato)
Cabdulaahi mursal xagar
Abdisalan jamac burkud
Khadar  farah warsame( guure)
Abdi Xadhigle iyo xaaskiisa
Mohamed Abdi  Jooge
Beder Cisman Danjab
Cabdirisaaq Xasan
Aamina jamac cade iyo caruurteeda oo kala ha
Amaal cali yuusuf
Maxamed cali yuusuf
Asma cali yuusuf
Ayaan cali yuusuf
Afraax cali yuusuf
koos mahdi ducaale
Faaduma idhadeero
 

Waxay dhamaan ilaahay uga baryayaan lamaanahan cusub in ay noqdaan kuwo isku nagaada, ubad kheyr qabana kala hela, Aaamin Aamin Aaaamiin...


Bahda  allmaakhir.com  ayaa hambalyo taas la mid ah hawada u marinayaan meherka labada Ahmed iyo Faadumo Noqdana Kuwii kala hela Wiil iyo Caano Gabadh iyo caano Aaamiin. taariikhdu markay ahayd 9/30/09